Olole nadaafadeed oo laga sameeyay xaafada kulmis jowhar

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka xaafada kulmis ee magaalada jowhar oo kaashanayo hogaanada kaamaka xaafada ayaa olale nadaafadeed ka sameeyay qeybaha kala duwan ee Xaafada.

Ololahan ayaa intii uu socday waxaa qashin badan iyo geedka garanwaaga looga qaaday wadooyinka xaafada Kul,mis.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here