Kulan loogada hadlayay Nabadda oo lagu qabtay degmada Wardheer

0
224

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulan looga hadalayay Horumarinta iyo iskaashiga Nabaddda ayaa lagu qabtay tuulada Cilaanle ee Degmada Wardheer taasi oo u dhaxeeysa Gobollada Doolo iyo Galgaduud.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Gobalka Doollo , Wasiiro , Agaasimayaal iyo Cuqaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here