Dhismaha wajiga labaad ee waddada isku xirta Kismaayo Iyo Afmadow oo la daah-furay.

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne Ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Suldaan Cabduqaadir xaaji Maxamuud ayaa daah-furay wajiga labaad dhismaha wadada isku xirto magalooyinka Kismaayo iyo afmadow.

Dhismaha wadadaan oo dhirikeedu yahay laba iyo labatan kilomitir ayaa dhismaheeda waxaa iska kashanaayo dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Bulshada ku nool maamulkasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here