Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay sarakiisha laamaha Amniga, kaasi oo looga hadlay dar-dargelinta Amniga Degmadaasi
Kullanka oo ka qabsoomay Degmada wadajir ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka Degmada iyo saraakiisha Amniga.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


