Tababar ku saabsan shuruucda cashuuraha iyo kastamyada ayaa lagu qabtay magaalada Gabiley

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Maaliyada Soomaliland ayaa magaalada Gabiley Tababar ku saabsan shuruucda cashuuraha iyo kastamyada uga daahfurtay shaqaalaha wasaarada maaliyada.

Shaqaalaha ayaa labari doonaa nidaamka canshuraha iyo kastamada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here