Dab damiska Baladweyne oo dhibaato kala kulma marista Wadooyiinka

0
233

Baledweyne ( Radio Beerlula )-  Madaxa gurmadka adeega Degdega ee Baladweyne keenadiid Xuseen Sandhool oo uwaramay Radio Beerlula ayaa sheegay in ay dhibaatooyin ku qabaan wadooyinka xiliyada ay sameeynayaan gurmadka.

Waxa uu shegay in wadooyinka oo burbursan ciriiri badan kajiro hadane dadka aysan ku baraarugsaneeyn dhaawaqa gaadiidka gurmadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here