Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska cadaaladda dowlad degaanka Soomalida Itoobiya ayaa magalada wardheer ku qabtay kulan looga hadlayay qiimaynta heerka cadaaladda Gobalka Doollo.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan xafiiska cadaaladda dowladda deegaanka soomalida Itoobiya iyo xubno ka tirsan xafiisyada cadaaladda maamulka Gobalka Doollo iyo degmada wardheer.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


