Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

0
185

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Xaafada Banderqaasim ee Magaaladan Boosaaso oo kaashanay maamulka iyo bulashada xafada ayaa
Ollole Nadaafadeed ka saameyay   Xaafadda Banderqaasim ee Magaaladaan Boosaaso.

Ujeedka Ololahan ayaa ah in kor loo qaado bilicda iyo nadaafada xaafada

Warbixintan waxaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here