Haweeney ku nool Baladweyne oo nolol maalmeedka caruurteeda ka mareysa karinta cunnada wadaniga ah.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)-Nasteexo Cabdi Cali oo ka mid ah haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha caruurteda ka mareeyso maqaayad yar oo ay ku kariso rashiinka wadaniga ah.

Muddo ka badan 5 sano ayeey lacagaha ay ka hesho karinta soorka iyo cambuulada ku dabarta nolol maalmeedka qoyskeeda iyo waxbarashada caruurteeda.

 

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aaan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here