Ceel biyood laga dhagax dhigay deegaanka jirjirka ee gobolka Awdal.

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Horumarinta biyaha maamulka Somaliland abiib cabdi good ayaa dhagax dhigay ceel-Biyood Riig ah oo laga hirgelinaayo degaanka jirjirka oo hoostaga degmada Quljeed ee Gobalka Awdal.

Ceel-Biyoodkan Riiga ah oo hirgilintiisa iska kaashanayaan wasaaradda Hormarinta Biyaha maamulka Soomaaliland iyo Hay’adda Islaamic Relief ayaa madasha lagu dhagax dhigayay waxaa goob joog wasiirka,maamulka Degaanka jirjirka iyo xubno ka socday Hay’adda Islaamic Relief.

Warkan waxaa inoo haya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here