Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirka dhameeystirka iyo ansixinta qorshaha qaran ee Cafimaadka mideeysan shanta sano ee soo socoto.
Shirkaan oo socon doona muda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan wasaaraddaha cafimaadka,Beeraha,Xanaanada Xoolaha iyo masuuliyiin ka socday maamul gobaleedyada dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


