Baledweyne ( Radio Beerlula )-Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah uga bilaabatay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.
Dadka deegaanka ayaa safaf dhaadheer u galay goobaha diiwaan-gelinta, iyaga oo muujinaya rabitaan xooggan oo ku aaddan inay codkooda dhiibtaan si ay u doortaan wakiillada matalaya.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


