Baladweyne ( Radio Beerlula )-Beeraleeyda Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay u diyaargaroowga tacabka Beeraha maadamaa ay uu bilowday roobka Gu’ga.
Beeralaydaan ayaa bilaabay in qashinka, Geedaha garan waaga ay ka guraan Beerta islamarkaana tacabkooda uu tiirsan yahay dhibicda roobka iyada oo la filayo roobka Gu’ga.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


