Dowladda hoose ee Kismaayo oo bulshada ugu baaqday inay ilaaliyaan biyo mareenada

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullahi ayaa shacabka reer Kismaayo ugu baaqay inay ilaaliyaan biyo-mareenada magaalada, si aysan biyuhu u fariisan waddooyinka.

Wadooyinka magalada kismaayo oo loo dhisay hab casri ah ayaa maamulka waxow wadaa dar dar galinta howlaha qashin saarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here