Shir looga hadalayay mashruuca sugida cuntada ah oo lagu qabtay Berbera.

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ee xarunta Gobalka Saaxil ayaa lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadalayay Mashruuca sugida cuntada ah.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaraddaaha Deegaanka iyo Isbadilka Cimilada, Beeraha , Agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here