Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 80 qoys oo ka soo barakacay deegaanada iyo tuulooyinka hoos yimaado magaalada Baladweyne ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka wiiro wiiro ee xaafada koshin
Qoysaskaan ayaa waxaa sameeyay abarahii dalka ka dhacay kuwasoo ku soo xoolo beelay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


