Mashaariic laga hirgeliyay deegaanka Qeydaro oo xariga laga jaray

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayay  mashaariic laga hirgaliyay deegaanka Qeydaro ee gobolka Mudug.

Mashariicdan ayaa ka koobneed dayactirka ceelbiyood iyo soolarka ku shaqeyo cadceeda kuwasoo ay si wada jir ah u hirgaliyeen dowladda soomaaliya iyo mamulka Galmudug.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here