Masjid laga hirrgeliyay magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay masjidka hudda oo laga hirgiliyay degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir.

Munaasabadda xariga looga jarayay dhismaha masjidka Hudda ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka masjidka,culim-udiin udiin,qaar kamid Bulshada ku nool degmada Deyniile iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here