Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayay hanaanka ay ku wada shaqeyn karaan Hay’addaha gargaarka bixiyo iyo dhigooda dowladda Soomaaliya
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay haay’adda ka shaqeyo arimaha gar garka wasiiro xildhibaano iyo madax ka socoto haay’addo caalmi ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


