Dhismaha Saldhiga Booliiska degmada Wisil oo xariga laga jaray

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Wasil ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha Saldhiga Booliska Degmada Wisil.

Munaasabada lagu daahfurayey Dhismaha Saldhiga Booliiska Degmada Wisil waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaraddaha Qorsheeynta XFS iyo Galmudug, Saraakiisha Ciidanka Booliska Galmudug iyo Agaasimeyaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here