Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cafimaadka Dowad gobaleedka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka nugaal ku qabatay shir looga hadlayay Wacyigelinta Dhaqatiirta iyo Jaamacaddaha ee daah-furka talalada oofwareeenka iyo shuban biyoodka.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland,bahda cafimaadka magaalada Garoowe iyo xubno ka socday Jaamacaddaha ku yaalo gobolka Nugaal.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


