Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dadweeynaha ku nool Degmooyiinka Xamar Weyne , Shibis iyo Boondheere ee Gobalka Banaadir ayaa saaka u dareeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha si ay uga qeyb qaataan doorashada dhowaan dalka ka dhaceysa.
Dadweynahaan ayaa si ballaaran isugu soo baxay goobaha isdiiwaangelinta iyaga oo isugu jiray Haween , Odayaal iyo Dhallinyaro.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


