Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland Ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daaahfurayay Machadka Al-Raad kaasi oo lagu baran doono culuumta Shareecada islaamka iyo Maadiga.
Munaasabada lagu daahfurayay machadkaan Ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Culimo u diin, Waalidiin , Dhallinyaro iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


