Ololaha talaalka Furuqa Xoolaha iyo daaweyntooda oo laga furay degmada Awaare

0
160

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Xafiisk Horumarinta Xoolo dhaqatada Dowlada Deegaanka Soomaalida aya degmada Awaare ka daahfuray ololaha talaalka Furuqa Xoolaha iyo Daweeyntooda.

Munaasabada lagu daahfurayay talaalkaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Degamada Awaare , Dhaqaatiir , Agaasimyaal iyo Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Horumarina xoolo dhaqatada DDS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here