Tiro koob ku saabsan dhimashada shilalka ee Hindiya oo la shaaciyay.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 172,000 oo qof ayaa ku dhintay shilalka gaadiidka waddanka Hindiya ee sanadkii 2023-kii.

Dadka dhintay ayaa 10,000 oo kamid ah waxay ahaayeen carruur halka 35,000 kamid ahina ay ahaayeen dad waddooyinka marayay.

Dhimashada dadkan badankooda ayaa waxa sababay xawaare sare oo lagu kexeeyay noocyada kala duwan ee gaadiidka.

Mas’uuliyiinta waddan ka Hindiya ayaa sheegay in loo baahan yahay xeerar adag iyo wacyigelin si loo yareeyo khasaaraha waddooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here