Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeynaa Saameynta ay dhallinyarada iyo ganacsatada Baladweyne kala kulmeen barnaamijyada la maalgashto ee internet-ka kuwaasoo marar badan lagu dhacay malaayin dollar 22-4-2025-ka


