Wariyaal magaalada Muqdisho looga daah furay Tababar ku saabsan tabinta khilaafaadka.

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa furay tababar ku saabsan fahamka iyo tebbinta khilaafaadka ka dhasha isbeddelka cimilada iyo deegaanka, kaas oo loo qabtay wariyeyaasha ka howl-gala magaalada Muqdisho.

Waxaa tababarka ka qeybgalay masuuliyiin,kamid ah Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,wariyaal iyo xubno kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here