Gaadiid lagu raaco qiimaha bajaajka oo kale oo ku soo badanaya Baladweyne

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Axmed Xuseen oo kamid ah Dhallinyarada ku nool Magalaada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa abuurtay fursad shaqo taasi oo ah wadista nuuc kamid ah Gawaarida Raaxada kuwaasi oo ay bilaabeen in bulshada u isticmaalan sida gaadiidka yar ee loo yaqaano Bajaajka .

Gawaarida Suzuki iyo Helix ayaa kamid ah gawaarida Raaxada ee kusoo badanaya Baladweyne kuwaas oo lagu raaco qiimo lamid ah mooto bajaajta .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here