Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland ayaa kismaayo ka daahfurka Mashruuc ay ka fa ideysan donan ilaa 450 qoys oo danyar.
Mashruuraacan ayaa dadka kafaaideysanaya oo haween ah lagu bari doonaa xirfado ay ku shaqeeystaan.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


