Dad baahiyaha gaarka ah qaba oo deeq baaskiilo loogu qeybiyay Muqdisho

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda naafada Qaranka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’adda Qadar Charity ayaa gaadiidka ay qaataan dadka naafada ah ee loo yaqaanno Wiljarka ku wareejisay ku dhawaad boqol qof oo kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ee ku nool magaalada Moqdisho.

Munaasabadda lagu wareejinyay deeqdan ayaa waxaa ku sugnaa gudoomiyaha hay,ada Naafada qaranka Soomaliyeed iyo mas’uuliyiin katirsan ururka naadafada magalada muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here