kulan looga hadlayay faafinta siyaasadda beeraha oo lagu qabtay Kismaayo

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay faafinta siyaasadda qaran ee Beeraha .

Kulankan waxaa ka qeybgalay ,Masuuliyiin ka socday hey,adaha taageera hormarinta beeraha ,xubno kamid ah wasaaradaha beeraha Jubbaland iyo Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here