Hoos u dhaca balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo daawooyiinka beeraha Baladaweyne

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqayada lagu iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.

Daawooyiinka hoos u dhaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cows dilaha, iyo kobcisada waxaa sababay iibsigoodii oo yaraaday maadaama Beeraleeyda iibsan jirtay aysan tacbin beeraha saddexdii bilood uu dambaysay taasi oo keentay dib u dhaca ku yimid roobka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here