Tartanka Tayo dhowrka Qaranka oo maanta laga daah furay Muqdisho

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Tayadhowrka Qaran ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu daahfurayey tartanka Tayo-dhowrka Qaranka kaasi oo loo qabtay Shirkadaha gacansi ee ku yaalo Dalka.

 

Munaasabada lagu daahfurayey Tartankaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Hey’adda Tayo-Dhowrka qaranka, Xubno ka socday maamul Goboleedyada dalka, Agaasimeyaal iyo ganacsato.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here