Xaflad ay ku qalin jibinyeen ardayda dhameystay fasalka 4-aad oo lagu qabtay Boosaaso.

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay waxbarashada dugsiga sare kuwaasi oo isku jira wiilaal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxay dugsiga sare ee Najax

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here