Tababar ku saabsan badqabka Saxafiyiinta oo lagu soo xiray Muqdisho

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalladda SOMA ayaa  tababar ku saabsan bedqabka Saxafiyiinta kusoo gabagabaysay magaalada Muqdisho kasoo socoday mudo 3 malin ah

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Saxafiyiinta ka howl galo warbaahinada magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here