Dhismaha xarunta caafimaadka Deegaanka Qaam Qaam oo xariga laga jaray

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland, Ismaaciil Axmed Garas ayaa xariga jaray dhismaha xarunta caafimaadka Deegaanka Qaam Qaam ee hoosyimaada Magalaada Kismaayo.

Daahfurka xaruntan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Agaasimeyaal, Xubno ka socday Wasaaradda Caafimaadka maamulka Jubbaland iyo bulshada ku nool Deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here