Olole lagu baneynayo jidadka xiran oo laga sameeyay deegaanka Dudumacad.

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shacabka ku dhaqan tuulada Dudumacad ee degmada Fiiq oo ka faa’iidaysanaya xoogooda ayaa si isku tashi dadwayne ah ku banayneeyay jidka isku xira tuuladaasi iyo dhul-beereedka Biyo-baxay .

Baneeynta wadadan ayeey shacabka deeganaka mudo wadeen taasoo markii danbe miradhashay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here