Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka maamulka Jubbaland Mudane Cabdullaahi Cabdiqaadir Aadan ayaa kulan ku sabsan sidii kor loogu qaadi lahay cadalada la qaatay Maamulka Degmada iyo bahda Cadaalada Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.
kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka degmada dhoobley kan gobolka bahada cadalada sarakiisha cidaanka iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


