Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulaahi ayaa xariga kajartay dhismo Cusub oo lagu soo kordhisay Xarunta hormarinta haweenka Jubbaland.
furitaanka dhismaha qeybta cusub ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin wasaarada Haweenka Jubaland maamulka magaalada Kismaayo iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


