Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dusgiga hoose dhexe iyo quraanka kariimka kana aflaxay Akadeemiyada Iimaan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


