Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Caynaba

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dawladda Hoose ee Caynaba ayaa Deeq Raashin ah oo ay Soo Bixisay Shirkada DP World u qaybisay Dadka Danyarta ah ee Ku nool Magaalada Caynaba.

Waxa ka faaideysatay deeqdan in kabadan 400 oo qooys kuwaa oo iskugu jiray naafo iyo danyar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here