Munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 300 arday oo lagu qabtay Muqdisho

0
203

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaassbad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 300 arday oo baratay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Tartiil.

Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here