Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta Shaqaalaha Aduunka sanad walbo loo dabaal dago marka lagaaro 1 bisha may maanta oo kale
Munaasabada Waxaa Goob Joog Ka Ahaa wasiiro Dowlaha wasaarada warfaafinta Hidaha dhaqanka iyo dalxiiska maamulka Hirshabelle Cumar Maxamed Soomane agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Hirshabelle Muxidiin Cali Maxmuud Iyo Ururada Bulshada Rayidka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi..


