Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Bosaaso ayaa lagu qabtay munaassbad Lagu Maamusayey 10ka Arday Ee ugu sareysay Imtixaanka Tijaabada ah Ee Fasalka 8aad Dugsiyada Dhexe Magaalada Bosaaso oo uuqabtay Dugsiga Maxamed Cawaale
Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Boosaaso, Culimo u diin, Macallimiin , iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


