Xarunta Xanaanada Xoolaha deegaanka Laanle gobolka Galgaduud oo xariga laga jaray

0
203

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasarada xananada xoola galmudug ayaa Deegaanka Laanle oo ka mid ah deegaanada hoos yimaado gobolka Galgaduud ka xarig jartay xarunta Xanaanada Xoolaha oo halkaasi dhowaan  laga hirgaliyay.

Xarig jarkan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Galmudug maamulka deegank xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada deegaanka

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here