Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysay fasalka 8-aad oo lagu qabtay Boosaaso.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula)-magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 8-aad oo isku jira wiilaal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxay dugsiga Hoose iyo dhexe ee Hanaqaad

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale

Warkan waxaa inoo haayo Maxamad Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here