Baladweyne ( Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyey waaxda Nageyle ee magaalada Muqdisho
Wadooyinka oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisay bulashada degmada oo garab ka helay maamulka gobolka Banaadir.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


