Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Carmo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayo Ardayda dhameysatay Fasalka 8-aad Ee Dugsiga hoose dhexe Ee Xaaji Ibraahim .
Waxaa ka qeeybgalay munaasabada maamulka degamada Carmo waxgarad aqoonyahano maamulka iskuulka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


