Ceel biyood laga hirgeliyay degmada Garasbaaley oo xariga laga jaray

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dhallinyaro isxilqaamay ayaa ceel biyood ku deeqay kumannaan qoys oo ku nool degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.

Ceelkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulashada Degmada Garasbaaley kuwasoo ka heli doono biyo nadiif ah.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here