Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka shirkadda Jaameeca weyn oo ah shirkad iibisa qalabka gaadiidka ayaa deeq isugu jirta dhar iyo mootoooyin u qeybisay ciidanka nabad-galyada wadooyinka ee magaalada Hargeysa.
Bixinta Deeqdan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil kamid ah ciidanka nabadgakayada wadooyinka ee Somaliland, maamulka shirkadda bixisay deeqdan iyo Masuuliyiin kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


